
News
Baaq soo Gudbin Codsiyo ka Qeybgal Tababar Saxaafadeed oo Sawir Qaadidda ah
Waxaa taageeraya Safaarada Australia ee Nairobi Iyadoo ay qayb ka tahay waajibaadkeena ku aadan ilaalinta xorriyatul qowlka iyo horumarinta tayada saxafiyiinta, Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) wuxuu qabtaa hawlo iyo barnaamijyo looga gol-leeyahay horumarinta aqoonta […]